Bahda Soomaalida Beljamka

A Wonderful And A Welcoming Community

Wadan yar oo cabirkiisu yahay (qiyaastii 30,688 km2), kaasi oo dhaca Waqooyi-Galbeed qaaradda Yurub. Dhulkeedu wuxuu xad la kala wadaaga wadamadan; dhanka woqooyiga boqortooyada Nederlaan, dhanka bari wuxuu la xidhiidhaa Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka iyo wadanka yar ee Lugsanbuur, dhinaca koonfurta iyo galbeedka waxaa ku dhereran wadanka Faransiiska; iyada oon la iloobin xuduud badeedka badda Waqooyi ee uu la wadaago boqortooyada Iglan/Ingiirska/Biriten.​
belgium, country, europe-1758814.jpg
België Koninkrijk

Nolosha Dalka Belgium

dream job, application, job-2904780.jpg
Travailler en Belgique

Ma tahay shaqo-doon ama shaqo-raadiye (demandeur d'emploi)?
Ma leedahay sharci ama waraaqo aqoonsi (document d'identité)?
Ama ma haysataa ogolaanshiiyo shaqo work permit ( permis de travail)?
kusoo dhawoow suuqa shaqada ee Belgium-ka (marché de l'emploi)
Haddii aad degentahay Brussels waxaad u baahanatahy inaad iska-qorto
Actris
.   
Haddii aad ku nooshahay gobol-weynaha Falaamishka, waa inaad ka diiwaan gashantahay
Vdab
Haddiise aad kasoo toosto gobol-weynaha Walooniya, waa inaad ku xidhantahay
Le Forem.

Touisme en Belgique

Haddii aad rabto inaad maalmaha
fasaxa minja-baxsato,
ama meelo taariikhi ah booqato, ama waqti la qaadato dadka kugu qaaliga ah, ama nafta yara nasisid :

Biljam waxay leedahay taariikh hodan ah (histoire),
dhaqamo kala duwan (culture) iyo dhul muuqaaleed qurxoon (paysage).
Waxay leedahay xeeb (côte)
qurux badan oo leh goobo loo tamashle tago sida Knokke-Heist iyo Blankenberge.
Waxaad booqan karta dhulka muuqa qurxoon ee leh buuraha rogrogan(collines), kaymaha (forests),
iyo tuulooyinka qurxoon (charming villages),
waa gobolka Ardennes'e.
Dadka xiiseeya bannaanka waxay ku raaxaysan karaan
lugta/socodka, wadidda baaskiil iyo sahaminta godadka Han-sur-Lesse.

Explore The Kingdom

Ma jeceshahay dalxiiska, ciyaaraha, sawir-qaadista, war-waraynta, farshaxanka, akhriska, qoraalka, la kulanka dadka, daah rogista wax-yaabo cususb, raadinta taariikhda, samaynta arrimo ugub, barashada afafka qalaad iyo dhexgalka dadka?

Xirfadaha
loo baahan yahay 2024

Waxaa jira xirfado badan oo aad loo xiisaynaayo gudaha Belgium; waxaana ka mid ah:kaaliye ganacsi ama iib-geeye(assistant commercial), xanaanayso ama nurse (infirmière), maareeye saad (responsable logistique), wakiil guryeed (agent immobilier), falanqeeye maaliyadeed/maal-gashi (analyste financier), mudalab/kabal-yeeri (Serveur en restauration),caawiso/ye bulsho (assistant social),bare dugsi hoose (instituteur primaire).

key, home, house-2323278.jpg
sunset, transport, truck-5008388.jpg
doctor, x-ray, disability-7688715.jpg
office work, work, office-3293203.jpg