Sooyaal

history

man and woman boat rowing in sea during golden hour

Maxaa loogu fashilmaa haasaawaha?

Ha ku waalan haasaawaha haweenka! Hadal haynta arrimaha ku tacaluqa xidhiidhka ragga iyo dumarka iyo dabeecadda dumarka ayaa inagusoo noq-noqonaysay is-buucyadan.Ha ahaato muuqaallo googoosoo Tiktoka laga keenay, ha noqoto gabdho qy caddaan isku maranyihii ama sawirada ciyaartoygii hore ee xulka Brazil iyo naadiga cad-cadka Rikardo Kaka oo ay kala tageen qof gaaladoo ay wada jiif-san […]

Maxaa loogu fashilmaa haasaawaha? Read More »

Maxay ugu dhigantahay 21-ka Luulyo Beljamiiska?

Marka aad joogto Biljam 1-da Luulyo (21 Julay) , waxa loogu yeedha maalinta qaranka Biljam (Nationale feestdag van België, Fête nationale belge, Belgischer Nationalfeiertag, National holiday of Belgium). Maalinta qaranka aad ayaa looga xusaa Biljam gaar ahaana caasimadda Brussels: dhoola-tuska ciidamada (défilés militaires), diyaaradaha hawada heehaaba (aériens), xafladaha waddooyinka (fêtes des rues), riwaayadaha (des concerts),

Maxay ugu dhigantahay 21-ka Luulyo Beljamiiska? Read More »

tijaabo kale

Somali people are an ethnic group native to the Horn of Africa, primarily inhabiting Somalia, Djibouti, Ethiopia, and parts of Kenya. They have a rich cultural heritage, with a history deeply rooted in trade, nomadic pastoralism, and a unique linguistic and artistic tradition. Here are some key aspects of Somali culture and identity: It’s important

tijaabo kale Read More »