Sheeko

Sheeko, Xikmad, Qisas.

photo of santorini greece

Diintu waa nasteexo! Qiso soo jiidasho leh!

Qisadii hallowsane! Koox tabarucayaala ayaa masaajid ka dhisaayey tuulo ku taala goob cidla ah. Dhaqaale iyo lacag ayay soo ururiyeen, waxaanay guda-galeen dhismaha masaajidka.Dadka deegaanka aad ayay usoo dhaweeyeen uguna farxeenna dhismaha masjidka,muruq, maal ama mood oq waliba wixii u karaayey ayuu soo diyaariyey si ay uga qayb-qaataankhayrka iyo dhismaha masjidka.Dhismaha masaajidka ayaa la bilaabay […]

Diintu waa nasteexo! Qiso soo jiidasho leh! Read More »

a person doing a salah

Eebe waxa uu uunkiisa ka arsaaqaa meel aanay filayn!

Hooyo ayaa haysatay ubad agoon ah (ilmo aabahood aanu noolayn). Aabohood carruurta waxa uu geeriyooday iyaga oo caydi (aad u yar-yar)ah, balse hooyadood ayaa u buuxisay booska hooyanimo iyo kii aabenimo labadaba!Hooyadani waxa ay kala sinnayd hooyooyinka kale tayooyinka wanaagsan, sida : dulqaad, hawl-karnimo, naxariis, dabcasan, jacayl iwm. Intaa waxa u dheera garaadka, caqliga iyo maskaxda

Eebe waxa uu uunkiisa ka arsaaqaa meel aanay filayn! Read More »

man in brown leather jacket using binoculars

Dadku ma yaqaaniin qiimaha waxay haystaan! Qiso cajiiba!

 Gu’gii 1948-kii tirsiga taariikhda reer galbeedka, waxaa dhinaca Afrika usoo kicitimay koox khubaro ah, kuwaasi oo ku takhakhusay cilmiga dhulka (geologists), si ay u baadhaan dhagxaan dhif iyo naadir ah iyo dhayman. Khubaradaas waxa ka mid ahaa nin dhalinyaro, 30 jir, Jabaaniisa ahaa ∞ la odhanjirey Yuukaa.Yuukaa waxaa uu ahaa xubin firfircoon oo xoog, xamaasad iyo

Dadku ma yaqaaniin qiimaha waxay haystaan! Qiso cajiiba! Read More »