Somalis

الصومال

Somali people

Dad

Dhulka soomaali degantahay waxaa loo qay-biyaa:
1) Hawd: waa gobol ciid cas, geed qodxeed iyo caws leh:
2)Dooxo: waa gobol biyo leh, ku haboon lo'da.
3)Xeeb:waa gobol xaaluf ah oo xiga badda.
4)Oogo: waa gobol sare oo buuralay ah.
5)Dhoobey: waa gobol carro madaw ah oo beeraha ku san.
6)dooy: waa gobol carro gaduuda oo kaymo leh.
7)Guban: waa gobolka khooriga cadmeed.
8)Deex: waa gobol carro cad oo cimilo kulul.

the pilgrim's guide, religion, islam-4487889.jpg

Diin

Caqiidada dadka Soomaalidu aaminsanyihiin waa Islaanka ( الاسلام). Waa Sunniyiin (أهل السنة), taabacsan mad-habta Shaaficiyada (المذهب الشافعي).Soomaalidu waa dad barta Qur'aanka Eeebe (القرآن الكريم), waxayna leeyihiin xufaad (حفاظ), badan oo haysa Qur'aanka. Waxaa jira sidoo kale dad Qur'aanka cod macaan ku akhriya sida Sh. Cabdirashiid Cali Suufi, Allah cimrigiisa ha dheereeyee! (قارئ الكبير عبد الرشيد علي صوفي) Diintu waxay ina soo gaadhay qiyaastii qarnigii 7-aad, waxaana fududeeyey magaalooyinka xeebaha sida Saylac, oo ahayd xarun muhiim u ah ganacsiga alaabada iyo is-dhaafsiga adeegyada aasaasiga ah.(مسجد القبلتين يقع المسجد في مدينة وميناء زيلع).

Duunyo

Mood iyo maal, ma maqashay weligaa? Ma taqaan afarta meesi e xoolaha ? Maxaa loo yaqaan qof afarta maal adduun midna aan haysan?!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Dahab, dheeman, dhuxul dhagax, foox, xabag, muus, macasaro iyo macdan.........................................................
Inkasta oo dhulka Soomaalidu uu yahay mid dihin oo khayraad dabiica ahi buuxo haddana hantida ugu weyn oo aynu leenahay iyo laf-dhabrta dhaqaale ee aynu ku tiirsanahay waa xoolaha nool.
noocyada kala duwan ee nimcoolayda (xoolaha) sida; geela, gamaanka (lo'da, fardaha, dameeraha), adhiga (ido iyo riyo)

Dal

Dhulka soomaali degantahay waxaa loo qay-biyaa:
1) Hawd: waa gobol ciid cas, geed qodxeed iyo caws leh:
2)Dooxo: waa gobol biyo leh, ku haboon lo'da.
3)Xeeb:waa gobol xaaluf ah oo xiga badda.
4)Oogo: waa gobol sare oo buuralay ah.
5)Dhoobey: waa gobol carro madaw ah oo beeraha ku san.
6)dooy: waa gobol carro gaduuda oo kaymo leh.
7)Guban: waa gobolka khooriga cadmeed.
8)Deex: waa gobol carro cad oo cimilo kulul.

Dabci

8)Deex: waa gobol carro cad oo cimilo kulul..

animal, horses, fauna-3099035.jpg

Dagaal

Dhulka soomaali degantahay waxaa loo qay-biyaa:
1) Hawd: waa gobol ciid cas, geed qodxeed iyo caws leh:
2)Dooxo: waa gobol biyo leh, ku haboon lo'da.
3)Xeeb:waa gobol xaaluf ah oo xiga badda.
4)Oogo: waa gobol sare oo buuralay ah.
5)Dhoobey: waa gobol carro madaw ah oo beeraha ku san.
6)dooy: waa gobol carro gaduuda oo kaymo leh.
7)Guban: waa gobolka khooriga cadmeed.
8)Deex: waa gobol carro cad oo cimilo kulul.

Soomaal

Baro Dalkaaga Iyo Dadkaaga.

Haddii aad hayso waydiimo wax ku ool ah ama aad qabto doodo maquul ah oo ku saabsan nolosha, taarikhda, dhaqanka, hiddaha iyo fanka Soomaalida. Qormo gaabo hoos iigu xariiq...