Togdheer valley​

audience, band, concert-1853662.jpg

Suugaanta

Waa khalad haddii aad Burco soo hadal-qaado oo aanad sugaan xisaabta ku darsan. 

Inkastoo Hargaysa tahay hooyada fanka, haddana hal-abuurka suugaanta waa geed ka baxa dooxada Togdheer.  waxaana markiiba maskax daada kusoo dhacaaya Maxamed Ibraahin Warsame Hadrawi AUN.  (أميرالشعراء).

Waxaa sidoo kale ku hor-imanaaya majaajilayste Sooraan Ismaaciil Sugule AUN.

Hasddii aad ciyaalka danbe tahayna Cabdikariin Cali Shaah (goat-ka fanka casrigaa). Amaba Ismaaciil Guri-Barwaaqo.

 Haddaba, waxaa BurcadaBerri qayb ka ahaan doona tartamo iyo bandhig suugaaneedyo sida; gobayo, maansooyin, heeso, riwaayado, geeraaro iyo buraanburo…

apple, books, still life-256261.jpg

Wax-barashada

Marka laga hadlaayo wax-barasho iyo aqoon; Maxamuud Axmed Cali AUN. oo loo tix-geliyo (Aabihii aqoonta Soomaaliyeed) 

Iyo Muuse Xaaji Ismaaciil Galaal AUN. Oo xeel-dheere ku ahaa afka, dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliga. Waa qaar ka mid ah taariikhda reer Burco ay ka shiidaal qaadaan-karaan.

Halka Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Ilaahay cimriga, caafimaadka iyo caruurtaba ha u barakeeyee uu yahay tusaale nool iyo rool moodal la raaci karo.

Haddaba, BurcadaBerri waxaa ku jira ururo dhallinyaro oo caawiya ardayda kala duwan ee gobolka, kuwaasi oo wajahaya ad-adayg.

 Ha ahaato maadooyinka qaar ama qalabka wax lagu baranaayob’e. Waxaa la qaban doonaa tartamo aqoon is-waydaarsi oo joogto ah.

football, grass, ball-2778583.jpg

Ciyaaraha

Sports are organized activities or games that involve physical exertion and skill, often played competitively according to set rules. They can take various forms, including individual or team-based activities, and can be played for recreation, exercise, or professional competition. Sports encompass a wide range of activities, such as basketball, soccer, football, tennis, swimming, and many others, each with its own unique set of rules and objectives. Sports play Sports are organized activities or games that involve physical exertion and skill, often played competitively according to set rules. They can take various forms, including individual or team-based activities, and can be played for recreation, exercise, or professional competition. Sports encompass a wide range of activities, such as basketball, soccer, football, tennis, swimming, and many others, each with its own unique set of rules and objectives. Sports play a significant role in promoting physical fitness, teamwork, discipline, and social interaction.

grapes, vines, grapevines-553463.jpg

Dalxiiska

Custom web design for small businesses, we help you capture new audiences and increase your sales.

axe, camping knife, knife-1853691.jpg

Shaqooyinka

Logos, merchandise and more. Anyone can create nice graphics. We think it’s better to create memorable ones.

lightbulb, multicoloured, lamps-4409109.jpg

Hal-abuurka

Want to attract people to your website?  You have to have the best content in the world. That’s what we do.

Burcada Berri

I made it so it is super easy to update and so that it flows perfectly with my tutorials. Lots of love and hundreds of hours went into making it. I hope you love it as much as I do. I wish you the best of luck with your business, enjoy the adventure.

Nala Soo xidhdhidh

Have any questions? We are always open to talk about your business, new projects, creative opportunities and how we can help you.