Caafim

Healthy sytem

a couple having dinner with lighted candles

Maxay inooga dhigantahay bisha Soon?

Ramadaan Mubaarak Bisha رمضان, waa bisha 9-aad tirsiga dayaxa : waxaanay u dhaxaysaa bilaha شعبان iyo شوال. Ilaahay S.W. waxa uu bishan u dooray inay noqoto tiir ka mid ah tiirarka Islaankaصَوْمِ رَمَضان. Bil ay dadka Islaamka ahi ka af-xidhaan cunto, cabitaan iyo shaahwaat-ba si ay u cabsadaan لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ. Fiiri aayadda ١٨٣ ee suuradda […]

Maxay inooga dhigantahay bisha Soon? Read More »

boy standing in noise

Waa maxay wasakhawga Jabaqda?

Maxaa ka dhexeeya stress ka iyo wasakhowga jabaqada?!   Belgium is the third most stressful country globally. Biljan waxay ku jirtaa kaalinta 3-aad ee wadamada adduunka ugu wer-werka/walwalka badan.  Iyada ooy jiraan wax-yaalo badan oo ka dambeeya stress-ka, haddana waxaa qayb ka ah sawaxanka, buuqa ama qaylada magaalooyinka waaweyn iyo iftiimada/laydhadhka gacan-ku-samayskaa (noise and light

Waa maxay wasakhawga Jabaqda? Read More »