I’m simply shoveling sand into a box so that later I can build castles

Ku hanweyn

Dad heshiisa, dhul hodana,  dawlad haybad le, hogaan hagaagsan, horumar hareer kasta ah, dhallin han le iyo   hablo hiddaha huwan, sharaftiina hagoogsan…

Sidaa awgeed ayaan aniga iyo tiimkeyguba u hogo tusaalynaa horumarka, heshiiska iyo hogaaminta halku dhigeedu yahay (leadership is universal responsibility).

Soomaali kasta, haybtu doono ha ahaadee, waa in uu hareertiisa gacan bira ku hayaa masuuliyadda hogaaminta ee ku dhisan horumarka, horu socodka iyo la heshiinta kuwa ku hareeraysan haba kala hab fikir duwanaadaane! 

Halkan kaga bogo kooxaha aan ka midka ahay iyo hawlaha ay xooga saaraan:

Bahda Soomaalida Biljamka

Waa madal aan ugu talo -galay inay ku midoobaan Soomaalida ku dhaqan carriga Belgium-ka. Waxa aanuna bulshada ka taageernaa:

Haddii uu qof riyoodo waa riyo basle haddii dhawr qof riyooto waa la rumaynkaraa, waxan hor-kacayaa hal-ku-dhiga Burada-Berri (New Burao) :

Bahda Akhris-Wadaag

Waa bah ku midowday madal lagu soo gudbiyo buugaagta Pdf ta ah ee ku qoran af-Soomaaliga iyo afafka kale ee qalaad. Sida; Ingiirisida iyo Carabiga..

Soomaalida-Weyn

Waxan fikirkayga iyo taladayda ku darsadaa arrimaha muhiimka ah ee ka jira Soomaalida dhexdooda. Ha samaadaan ama ha xumaadaan’e: