Xudunta&Xarunta
Xildhibaanada EU-da

Grand-Place oo loo tixgeliyo fagaaraha ugu quruxda badan adduunka, waa sumadda iyo sumcadda Brussels.

Nidaamka Daryeelka
Caafimaadka

Belgium waxa ay bixisaa nidaam daryeel caafimaad oo caalami ah, isla markaana tayo sare leh. Ha noqoto qaybta guud ee dawliga ah ama qolyaha gaarka loo leeyahay..

Nidaamka Kirada
Guryaha

Marka ay timaado helitaanka guri kiro ah, ma fududa balse waxaad la xidhiidhi kartaa dillaalada guryaha ama wakaaladda guryaha ee shabakadda internetka

Nidaamka
Waxbarashada

Waxbarashada dugsiyad waa Khasab dalka Belgiumka laga bilaabo 6-jir ilaa iyo 18-jir. waana saddex heer oo kala sarreeya: xanaano, dugsi hoose/dhexe iyo dugsi sare..

Nidaamka Caawinta
Caydha

Xarunta guud ee wax-qabadka bulshadada, waxay u xil-saarantahay hubinta xaaladda nolosha ama ladnaanta ee muwaadiniinta ama deganayaasha qaar..

Nidaamka Isu-
dacwoodka

Nadaamka idacwadda ee ugu caansan waa kan midowga qoyska ; lammaane ubad isu dhalay, waalid iyo awlaaddiis, walad iyo waalidiintii+walaalihii...

Ciyaaraha iyo
Jimicsiga

Baaskiil iyo kubada cagta waa ciyaaraha ugu waweyn ee laga qayb-galo. Teeniska,dabaasha, iyo golf-ka, iyagauna waa qaar ka mid ah ciyaaraha ugu caansan dalka Belgiumka.

Xirfadah iyo shaqooyinka ugu muhiimsan dalka Belgium-ka

Sideedaba Belgium waa wadan luuqado badan, casrigana waa lagama maarmaan in la helo dad ku wanaagsan wada-xidhiidhka ama communication services. Waxaan iyaduna meesha ka maqnayn farsamaatiga tiknoolajiyadda iyo energy-ga...

communication, contact, business-4390466.jpg

dhaqaalaha , ganacsiga iyo dillaalidda guryaha iibka ah ama kirada.

Abuuridda, dhisidda iyo qurxinta mareegaha iyo applications-ka.

"xirfadda ayaa ka xarago badan, ka xoolo badan,
kana xoriyad badan xamaalka/xoogsiga"

Daawo Qaabka Aan U Wada-shaqayno

Tirada Dadka

Dad badan ayaa kusoo biiray Somali-Belge Team, kuwaasi oo kukala sugan gobolada kala duwan ee wadanka.


En Wallonie
0

In Brussels
0

In Vlaanderen
0
mini europe, miniature park, nyhavn-3606552.jpg
belgium, brussels, grand place-3615566.jpg
atomium, brussels, travel-4035100.jpg
antwerp, station hall, building-2428766.jpg
belgium, brussels, grand place-3590638.jpg
banner, flag, europe-3370970.jpg

Markhaatiyo

Halkan hoose ka akhriso odhaahyo iyo kalmado cajiiba oo ay Somali-Belge Team ka yidhaahdeen dadyow kala duwan oo bulshada qayba-heeda ka mid ah:

graduation, profile picture, icon-1345143.jpg

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Ut elit tellus, luctus nec ullamcorper mattis, pulvinar dapibus leo.

4.2/5
Mohamed AK
graduation, profile picture, icon-1345143.jpg

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Ut elit tellus, luctus nec ullamcorper mattis, pulvinar dapibus leo.

4/5
Stefanie Willson
graduation, profile picture, icon-1345143.jpg

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Ut elit tellus, luctus nec ullamcorper mattis, pulvinar dapibus leo.

3.7/5
Martha Stew
graduation, profile picture, icon-1345143.jpg

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Ut elit tellus, luctus nec ullamcorper mattis, pulvinar dapibus leo.

4.1/5
Peneloper Smith
Su'aalo Ma qabtaa? Ama soo jeedin?

Haka waaban inaad nasoo qabato.

Haddii aad rabto fariin inaad nala wadaagto ama faallo dhiibato, ama aad talo iyo toosin u baahantahay, taasi oo ku saabsan arrimaha nolosha belgiumka, sid aSharciyada, shaqooyinka, wax-barashada, caydha, cashuraha, dacwadaha, guryaha iwm. Nala soo xidhiidh...

Address:

Goobkasta Belgium

Email:

Somalibelge@gmail.com

Open Hours:

Goorkasta