News

man and woman boat rowing in sea during golden hour

Maxaa loogu fashilmaa haasaawaha?

Ha ku waalan haasaawaha haweenka! Hadal haynta arrimaha ku tacaluqa xidhiidhka ragga iyo dumarka iyo dabeecadda dumarka ayaa inagusoo noq-noqonaysay is-buucyadan.Ha ahaato muuqaallo googoosoo Tiktoka laga keenay, ha noqoto gabdho qy caddaan isku maranyihii ama sawirada ciyaartoygii hore ee xulka Brazil iyo naadiga cad-cadka Rikardo Kaka oo ay kala tageen qof gaaladoo ay wada jiif-san […]

Maxaa loogu fashilmaa haasaawaha? Read More »

a couple having dinner with lighted candles

Maxay inooga dhigantahay bisha Soon?

Ramadaan Mubaarak Bisha رمضان, waa bisha 9-aad tirsiga dayaxa : waxaanay u dhaxaysaa bilaha شعبان iyo شوال. Ilaahay S.W. waxa uu bishan u dooray inay noqoto tiir ka mid ah tiirarka Islaankaصَوْمِ رَمَضان. Bil ay dadka Islaamka ahi ka af-xidhaan cunto, cabitaan iyo shaahwaat-ba si ay u cabsadaan لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ. Fiiri aayadda ١٨٣ ee suuradda

Maxay inooga dhigantahay bisha Soon? Read More »