Contact

Haddii aad rabto inaad ila wadaagto talo, taageero, tusaale iyo toosin ama aad jecashay inaad su’aal i waydiiso ama waano ila wadaagto.

Halkan iigu dhaaf

Wixii aanan garanayn, Ma aqaano balse cid garaadkeedu gaadhsiisanyahay ayaan kugu xidhi-donaa InshaAllah.

Get in Touch

Waydiin guud

Ma rabtaa inaad wax ka ogaato ama ka doodo arrimaha bulshada sida; dhaqaalaha, hogaminta, akhriska, ciyaaraha, guurka, suugaanta iyo waxbarashada iwm.

Qurbe-joog

Dhinacyada nolosha qurbaha sida : shaqooyinka, sharciyada, dacwadaha, guryaynta, xirfadaha, cashuuraadka, caydha, carruurta, cibaadada, cumrada iyo wixii la halmaala..

Burco

Haddii aad rabto ina ka qayb qaadato horumarka magaalada ama hal-ku-dhiga Burcada Berri. ha ahaato maalgashi, taageero ama tamashlayn inaad magaalada u tagto.